TOOS U DAAWO: Doorashada Gudoonka Baarlamanka Galmudug oo bilaabatay

Waxaa goor dhow ka bilaabatay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug doorashada gudoonka Baarlamanka dowlad Goboleedka Galmudug. Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka waxaa u tartamaya labo Musharax oo kala ah Dr. Maxamed Nuur Gacal oo musharaxa ugu cad-cad iyo Cabdinasir Aaden Cismaan iyadoo musharaxii 3aad oo ahaa Cabdullaahi Axmed Calasow uu tanaasulay. Toos u daawo qaabka ay doorashada … Continue reading TOOS U DAAWO: Doorashada Gudoonka Baarlamanka Galmudug oo bilaabatay